WAJAALE NEWS

Wasiirka Ciyaarayaha Jsl Oo Ka Hadlay Natiijada Kulankii Dhexmaray Madaxwayne Biixi Iyo Eragadii Nabadaynta Gobolka Sanaag!

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada ciyaarayaha somaliland boos mire maxamed oo kamid wasiirada kasoo jeeda gobolada sanaag iyo togdheer ayaa ka dareen celiyay heshiiskii dhexmaray madaxwayne biixi iyo madaxdhaqameedkii ka socday gobolka sanaag ee xalainta khilaafka xukuumada iyo jabhada col caare,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version