DAAWO;-Golaha Guurtida Jsl Oo Bayaan Kasoo Saaray Khilaafka Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Guurtida Jsl Oo Bayaan Kasoo Saaray Khilaafka Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Ah!
October 8, 2019 - Written by Editor:

Golaha Guurtida Shaaciyay In Uu Sharciga Baalmarsan Yahay Xeernidaamiyaha Wasaarada Waxbarashadu Doonayso In Ay Ku Maamusho Siyaasada Waxbarashada dalka!

HARGAYSA(W,N)- Golaha guurtida Somaliland oo dhawaan ay cabasho soo gaadhsiiyeen cabasho dugsiyada gaarka loo leeyahay taasi oo daarnaa khilaaf udhexeeya wasaarada waxbarashad ayaa gudi ay usaareen khilaafka wasaarada waxbarashada iyo maamulka dugsiyada gaar loo leeyahay

Golaha guurtida ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku sheegeen in xeernidaamiyaha wasaarada waxbarashadu soo saaray uu khilaafsan yahay dastuurka sidoo kale aanay jirin siyaasada waxbarshada oo la horkeenay golaha guurtida iyo golayaasha kale

HALKAN KA DAAWO BAYAAN GOLAHA GUURTIDA OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS