Bulshada Magaalada Boorama Oo Ka Markhaati Kacay Waxqabadka Maayarka Caasimada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bulshada Magaalada Boorama Oo Ka Markhaati Kacay Waxqabadka Maayarka Caasimada!
October 8, 2019 - Written by Editor:

“Hargaysa Waanu Ogayn ilaa 77kii Sidii ay Ahayd, Maayarka Maanta Hargaysana  halaga Daayo Qolo Ku Eryadka Waa Iftiin Caasimada Usoo Baxeen”Oday Reer Boorama ah,

BOORAMA(W,N)- Qaarkamid shacabka magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa ka markhaati kacay waxbadka maayarka caasimada hargaysa iyagoo barbar dhigay maayaradii soo maray hargaysa ilaa 70kii iyagoo xusay in uu yahay maayarka labeeya bile rafle ee soo maray hargaysa.

Sidoo kale shacabka reer boorama ayaa fariin udiray dadwaynaha reer burco iyo dadka maayarka ku dhaliila qabyaalada balse aan ku dhaliilin shaqadiisa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS