DAAWO;-Falanqaynta:Go’Aanka Golaha Guurtida Ee Muranka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Falanqaynta:Go’Aanka Golaha Guurtida Ee Muranka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka ah!
October 8, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida Somaliland ayaa gudi usaaray khilaafka udhexeeya wasaarada waxbarashada iyo Dugsiyada gaarka loo leeyahay

Golaha guurtida ayaa khilaafka wasaarada waxbarashada iyo gaarka kasoo saaray bayaan kaasi oo lagu sheegay in xeernidaamiyaha wasaarada waxbarashadu khilaafsan yahay xeerka waxbarashada guud ee dalka

Aqoonyahan Cabdi Cali Jaamac oo agaasime guud hore uga soo noqday wsaarada waxbarashada ayaa falanqayn iyo lago gur ku sameeyay go,aanka kasoo baxay golaha guurtida ee muranka wasaarada Waxbarashada iyo  Dugsiyada gaarka ah Ee Dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS