WAJAALE NEWS

‘’Madaxweyne Biixi Awood Wuu U Leeyahay In Uu Cafiyo Korneyl Caare’’ Prof Cabdi Cali.

HARGAYSA(W,N)- Prof cabdi cali jaamac oo kamid siyaasiyiinta Somaliland ee sida dhow u falanqeeya ariimaha siyaasada Somaliland ayaa sheegay in sharciyan madaxwaynuhu saamixi karo col caare balse oo uu si jees jeesa u diiday codsigii maalinta dhawayd dhexmaray madaxdhaqameedka beelaha gar-xajis

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version