DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Mashaariic Kala Duwan Oo Ay Dawlada Hoose Wado! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Mashaariic Kala Duwan Oo Ay Dawlada Hoose Wado!
October 9, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka gabiley iyo masuulyiin kale ayaa kormeer kusoo maray mashaariic kala duwan oo dawlada hoose ka wado deegaanada gabiley iyo kalabaydh hirgalintooda.

Waxaana goobaha ay kormeerka ku tageen maayarka gabiley  Maxamed amiin cumar cabdi iyo masuuliyiinta kale ay warbixino kaga dhagaysteen gudoomiyayaasha  magaalooyinka iyo shirkadaha gacanta ku haya dhismayaashan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS