Safiir Ka Socda Midowga Yurub Oo Booqasho Ku Tagay Laas Geel Iyo Waxa Uu Ka Yidhi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiir Ka Socda Midowga Yurub Oo Booqasho Ku Tagay Laas Geel Iyo Waxa Uu Ka Yidhi!
October 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Safiirka midowga yurub ufadhiya Somaliya oo maanta socdaal ku yimid somalilad ayaa booqday deegaanka ataarta Qadiimiga Ee Laas geel isagoo sheegay dhaxalka Ataarta laas geel in uu yahay mid aadamaha ka dhexeeya ka midowga yurub ahaana ay ku dadaalayaan sidii loo daryeeli lahaa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/fN9CMw26CuI

COMMENTS
LINKS