DAAWO;-Ex Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Markale Faah Faahin Ka Bixiyay Waxyaabihii Sobobay In Uu Burburo Xisbigii Udub! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ex Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Markale Faah Faahin Ka Bixiyay Waxyaabihii Sobobay In Uu Burburo Xisbigii Udub!
October 9, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland Daahir Riyaale Kaahin Ayaa waraysi lala yeeshay kaga waramay Waxyaabihii sobobay in uu burburo xisbigii uu gudoomiyaha ka ahaa ee Udub!

Sidoo kale Madaxwaynihii hore ayaa wax laga waydiiyay Doorashooyinkii uu qabtay iyo sida ay ku suurto gashay in doorashadii Golaha wakiilada lagu galo hanaankii hore xili wakhtigaaba ay taagnayd tabashada saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada ee gobolka Awdal.

Dhanka kale EX Madaxwayne Daahir Riyaale ayaa ka waramay sidii uu u dhacay falkii foosha xumaa Ee Afarta qof Loogu dilay jidkaa udhexeeya Magaalooyinka Kalabaydh iyo Dila Ee Gobolada Gabiley & Awdal iyo Talaabadii uu qaaday ka madaxwayne ahaan wakhtigaasi!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN DAAHIR RIYAALE OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS