WAJAALE NEWS

“Muuse biixi Oo Caadi Ahi, Abtiyaashii Diiday Umuu Quudheen”Jaamac Shabeel.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac shabeel gudoomiyihii hore ee golaha dhexe kulmiye ayaa ka hadlay kulankii madaxwayne muuse biixi iyo madaxdhaqameedka beelaha gar xajis kaasi oo daarnaa xaalada gobolka sanaag iyo arinta jabhada col caare.

Siyaasi jaamac shabeel ayaa madaxwaynaha Somaliland ku eedeeyay in aanu caadi ahayn hadii uu sax yahayna aanu abtiyaashii ka diideen codsiga .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version