WAJAALE NEWS

Somaliland Iyo Qaramada Midoobay!Warbixin!

Todobaadkan Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, wax waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeesheen Xoghayaha cusub ee da’da yar ee Arimaha Dibada ee Xisbiga UCID Marwo Hibaaq Cali Abyan. Xoghayuhu waxay qaadaadhigi doontaa socdaalkeedii Qaramada Midoobay iyo madaxdii caalamka ee ay halkaas kula kulantay; kaalinta haweenka waxbartay ee Somaliland ka qaadan karaan siyaasada.

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

Exit mobile version