DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dab Damiska Iyo Mashaariic Kale Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dab Damiska Iyo Mashaariic Kale Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Gabiley.
October 10, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Wasiirka Arimaha gudaha jsl oo ay weheliyaan wasiirada isgaadhsiinta, Ciyaaraha, Hawlaha Guud iyo Guryaynta       iyo Taliyaha Ciidanka dab damiska Oo maanta socdaal ku tagay gobolka gabiley ayaa xadhiga ka jaray mashaariic kale duwan oo dawlada hoose hirgalisay magaalada gabiley  qaarkale kormeer kusoo maray.

Maayarka magaalada gabiley ayaa ugu horay ka warbixiyay dhismayaal iyo mashaariic kale duwan ee ay hirgalisay dawlada hoose.

Wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha ciidanka dabdamiska ayaa iyagu dhankooda ka hadlay xadhig ka jarista xarunta dab damiska ee gabiley iyo kuwa kale oo ay xadhiga ka jareen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS