Aas Qaran oo Loo Sameeyey Maareeyihii Dekeda Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aas Qaran oo Loo Sameeyey Maareeyihii Dekeda Jabuuti
October 10, 2019 - Written by Editor:

Djibouti (WJN)- Waxaa maanta dalka Jamhuuriyada Jabuuti Aas qaran loogu sameeyey Alle ha u naxariistee Maareeyihii dekedda Jabuuti Marxuum Sacad Cumar Geelle oo toddobaadkan geeriyooday.

Sidoo kale, Waxaa Aaskan ka qayb galay Wafuud ka kala duwan oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirka maaliyada Itoobiya Axmed Shide, Ganacsato, Aqoonyahan, Siyaasiyiin, Madax-dhaqameed iyo dadweyne aad u tiro badan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/7mG4fTXVjpI

COMMENTS
LINKS