Qorshe Magaaleedka Gabiley oo La Shaaciyay Bilawgiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qorshe Magaaleedka Gabiley oo La Shaaciyay Bilawgiisa
October 10, 2019 - Written by Editor:

Gabiley (WJN)- Waxaa maanta magaalada Gabiley lagu qabtay munaasibad lagu shaaciyay qorshe Tow-balayn loogu samaynayo magaalada Gabiley.

Munaasibadn lagu shaacinyay qorshaha cusub ee qaabdhismeedka Town-balaynka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirada wasaarada Hawlaha Guud, Arimaha Gudaha, Ciyaaraha, Isgaadhsiinta iyo Maamulka gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS