Suldaan Kasoo Beesha Bariga Burco Oo Ku Baaqay Dagaal, Kana Horjeestay Qorshaha Nabadaynta Ceel-Afwayne! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Kasoo Beesha Bariga Burco Oo Ku Baaqay Dagaal, Kana Horjeestay Qorshaha Nabadaynta Ceel-Afwayne!
October 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo kamid ah Madax-dhaqameedka Beesha Muuse Abokor Ee (Habarjeclo) Deegaanka Ceel Afwayne Ee gobolka sanaag, ayaa Cod sir ah oo laga helay  ku shaaciyay in aan loo dhamayn nabadaynta Deegaanka Ceel afwayn oo mudo dagaal ku dhexmarayay Beelaha walaalaha ee wada dega Deegaanadan,

Suldaan  ayaa shaaciyay in ay beeshiisu Qaateen dagaal kana soo horjeedaan qorshaha nabadaynta oo u sheegay in ay cid gaar ahi ku shaqaysanayso isagoo canbaareeyay xadhiga dadkii loo xidh xidhay Colaada Ceel afwayne.

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA SULDAAN SICIID OO ARIMAHAASI KA HADLAYA;

COMMENTS
LINKS