LIVE-TOOS U DAAWO: Munasibada Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
LIVE-TOOS U DAAWO: Munasibada Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland
October 12, 2019 - Written by Editor:

Kismaayo (WJN)- Magaalada Kismaayo waxaa si toos ah wakhtigan uga socota munaasabada caleemo saarka madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe]

Hoolka ay munaasabada ka dhaceyso waxaa ku sugan wafuudda ka qeybgalaya munaasabada oo ay ka mid yihiin wafdi saacado ka hor ka yimid magaalada Nairobi, waxaana horkacaya guddoomiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya.

Sidoo kale waxaa munaasabada jooga oo ka qeybgalaya madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, hogaamiyayaasha Asxaabta Qaranka,  xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo uu horkacayo guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari, iyo inta badan Siyaasiyiinta Mucaaradka Soomaaliya.

 

Halkan hoose si toos ah uga daawo 

COMMENTS
LINKS