EX: Wasiir Shucayb oo Ka Hadlay Horumarka Kala Duwan Ee Ka Socda Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
EX: Wasiir Shucayb oo Ka Hadlay Horumarka Kala Duwan Ee Ka Socda Gabiley
October 12, 2019 - Written by Editor:

Gabiley (WJN)- Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Shucayb Maxamed Muuse ayaa waxaa uu ka hadley horumarka kala duwan ee ka soconaya magaalada Gabiley.

Ex: Wasiir Shucayb ayaa ka hadley hawlgal ay dawlada Hoose ee degmada Gabiley ku banaynayso jidadka, Isagoona bogaadiyay horumarka waxqabad ee golaha deegaanka Gabiley wado.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS