WAJAALE NEWS

Maayirka Boorama oo Ka Hadley Haween Ganacsato Ah oo Ka Cabanaya Cashuur Lagu Kordhiyay

Boorama (WJN)- Maayirka magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa waxaa uu maanta ka jawaabay cabasho ka soo yeedhay Haweenka kala duwan ee ku Ganacsada Suuqa magaalada Boorama oo ka cabanayay cashuur lagu kordhiyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/BFHpiW2Q__E

Exit mobile version