“Xukuumadu Way Diidey Inay Fuliso Qodobadii Shirka Garxajis”..Boqor Raabi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumadu Way Diidey Inay Fuliso Qodobadii Shirka Garxajis”..Boqor Raabi
October 12, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Boqor Raabi Yuusf Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa waxaa uu Xukuumada Madaxweyne Biixi ku eedeeyay in ay ka cago jiidayso fulinta qodobadii ka soo baxay Shirkii beelaha Garxajis.

Sidoo kale, Boqor Raabi ayaa waxaa uu soo bandhigay qorsheyaal ay maagaan yihiin hadii aanay Xukuumadu fulin waydo qodobadii ka soo baxay shirkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS