“Hadii Cabdirashiid Riyo Raac Madaxwaynuhu Kusoo Daro Xubnaha Komishanka,Waxay Taasi Cadaynaysaa In Aanu Doorasho Diyaar U Ahayn” Xisbiga Ucid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Cabdirashiid Riyo Raac Madaxwaynuhu Kusoo Daro Xubnaha Komishanka,Waxay Taasi Cadaynaysaa In Aanu Doorasho Diyaar U Ahayn” Xisbiga Ucid.
October 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xisbiga mucaaridka ee ucid ayaa ka digay hadii madaxwayne biixi xubnaha uu usoo xulay gudida doorashooyinka ee cusub uu kusoo daro siyaasi cabdirashiid riyo raac oo xisbiga kulmiye katirsan xilka wasiirnimana kasoo noqday xukuumadii Axmed Siilaanyo si wayna uga dhex muuqday ololihii doorashada madaxtooyada ay taasi cadayn u tahay in aanu madaxwaynuhu doorasho diyaar u ahayn.

Siyaasi yuusuf kayse oo kamid ah xubnaha sar sare ee xisbiga kulmiye ayaa madaxwaynaha uga digay in uu qaado talaabadaasi taasi oo uu sheegay hadii ay dhacdo in ay Go,aan ka qaadan doonaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS