DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Baaq Culus Kasoo Saaray Dilka Dhacay Gobolka Salel! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Baaq Culus Kasoo Saaray Dilka Dhacay Gobolka Salel!
October 12, 2019 - Written by Editor:

SALEL(W,N) Dhawaan ayay ahayd markii wasiiro kao socda xukuumada ay gobolka salal u tageen xal u helida colaad ka dhex aloosnayd beelaha wada dega gobolka salal kuwaasi oo uu deegaanadaasi ku dhexmaraydagaal sobobay dhimashada hal qof oo kasoo jeeda beesha maxamed case ee madaxwayne kuxigeenka somaliland.

Beesha maxamed case ayaa dhankeeda ka hadashay dilkaasi iyo sidii ay wasiiradii xukuumada ka socday ugaleen xalinteeda

Odayaashan iyo waxgaradka ayaa baaq culus diray xukuumada madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS