Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyay In La Laalo Xeerka Ismaamulka Gobolada Iyo Degmooyinka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyay In La Laalo Xeerka Ismaamulka Gobolada Iyo Degmooyinka!
October 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaanada golaha guurtida ayaa dood ka yeeshay xeerka ismaamulka iyo gobolada kaasi oo hore ay usoo ansixiyeen

Golaha guurtida ayaa soo jeediyay in gabi ahaanba lalaalo xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS