WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyay In La Laalo Xeerka Ismaamulka Gobolada Iyo Degmooyinka!

HARGAYSA(W,N) Xildhibaanada golaha guurtida ayaa dood ka yeeshay xeerka ismaamulka iyo gobolada kaasi oo hore ay usoo ansixiyeen

Golaha guurtida ayaa soo jeediyay in gabi ahaanba lalaalo xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version