WAJAALE NEWS

Madaxwayne Biixi Oo Mar Kale Gudi Umagacaabay Colaada Ka Tagaan Gobolka Salel+magacyadooda

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa mar kale gudi ay wasiiradii hore ugu fashilmay daminta colaada deegaanada gobolka salel gudi uu magacaabay kusoo daray

Wasiirka wasaarada biyaha oo hore isagu uhogaaminayay gudidii hore ayaa shaaciyay gudida uu madaxwaynuhu u magacaabay xalka gaadhi colaada deegaanada salel.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version