DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada State Houseka Oo Ka Warbixin Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada State Houseka Oo Ka Warbixin Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin!
October 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan xaafada state house ee magaalada hargaysa gaar ahaan degmada ibraahim koodbuur oo ay ku nool yihiin ka badan 5000qoys ayaa ka waramay xaalada dhabta ah ee ay ku sugan yihiin iyo sida ay uga aradan yihiin adeegyada aas aasiga ah sida waxbarshada , suuliyada ay isticmaalaan.

Sidoo kale qaarkamid ah haweenka ka hadlay yaa sheegay in xaalada dayarta xaafadan ku nool ay marayaan in ay noqdaan budhcad, habeenkii waxbaadha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS