DAAWO;-“Anigu Ma Garanayo Goorta Uu Garyaqaanka Guud Noqday Xeer Dajin” Xil Indho Indho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-“Anigu Ma Garanayo Goorta Uu Garyaqaanka Guud Noqday Xeer Dajin” Xil Indho Indho.
October 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan indho indho oo katirsan golaha guurtida somaliland ayaa eedo culus ujeediyay garyaqaanka guud ee qaran isagoo ku eedeeyayin uu galay shaqadii xeer dajinta kana soo gudbay xadkii uu lahaa

Sidoo kale xildhibaan indho indho ayaa ka hadlay galdaloolooyinka ka muuqda xeer ismaamulka iyo degmooyinka ee golaha baarlamaanku hore ugu soo gudbiyeen glaha guurtida

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS