WAJAALE NEWS

DAAWO:-Barnaamij Laga Diyaariyay Safarkii Waftigii Uu Hogaaminayay Mareeyaha Dekedaha Jsl Ee Xeebaha Galbeedka Somaliland!

HARGAYSA(W,N)- Mareeyaha dekedaha somaliand iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dhawaan socdaal shaqo ku tagay xeebaha galbeed ee Somaliland kaasi oo ay ugu kuugalayeen xaalada dhabta ah ee dekedaha saylac,  iyo qaar kale isagoo socdaalkooda ka bilaabay gobolka saaxil.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJ LAGA DIYAARIYAY WAFTIGAN;

Exit mobile version