Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Kulan Ay Wada Yeesheen Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Hargaysa Uyimid Khilaafka Komishanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Kulan Ay Wada Yeesheen Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Hargaysa Uyimid Khilaafka Komishanka!
October 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay wada yeesheen habeenkii xalay waftiga ka socda beesha caalamka oo hargaysa uyimid  xal u helida khilaafka ka dhashay xubnaha komishanka ee uu madaxwayne biixi soo magacaabay

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS