WAJAALE NEWS

Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Kulan Ay Wada Yeesheen Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Hargaysa Uyimid Khilaafka Komishanka!

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay wada yeesheen habeenkii xalay waftiga ka socda beesha caalamka oo hargaysa uyimid  xal u helida khilaafka ka dhashay xubnaha komishanka ee uu madaxwayne biixi soo magacaabay

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version