Todobaadka Somali Week Oo Ka Furmay Magaalada London Iyo Tirada fanaaniinta & Abwaanada Ka Qaybgalay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Todobaadka Somali Week Oo Ka Furmay Magaalada London Iyo Tirada fanaaniinta & Abwaanada Ka Qaybgalay.
October 20, 2019 - Written by Editor:

LONDON(W,N)- Barnaamijka Somali Week oo sanadkiiba mar lagu qabto dalka ingiriiska ayaa malintii shalay ahayd ka furmay magaalada London.

Bandhiga Somali week ayaa waxaa sanadkan ka qaybgalay fanaaniin faro badan oo uu kamid yahay Maxamed siciid Bk iyo fanaaniin kale iyo abwaano somaliyeed oo ka kala tagay dhulka somalida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS