DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Safaarada Somaliland Ee Dalka Sweden! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Safaarada Somaliland Ee Dalka Sweden!
October 20, 2019 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng  Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku jooga dalka sweden ayaa booqasho ku tagay Xafiiska safaarada somaliland ku leedahay dalka sweden.

Waxaan Gudoomiyaha xisbiga ucid halkaasi ku qaabilay safiir Somaliland ufadhiya Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays Oo warbixin kasiiyay hawlaha safaaradu uqabato qaranka iyo qurba joog reer somaliland ee ku dhaqan dalkaasi.

Dhanka kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa safiirka somaliland ee dalka sweden ku amaanay dadaal iyo juhdiga uu galiyay safaarada oo ka diwaan gashan dalka sweden islamarkaana uu ka babanayo calanka jsl.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS