WAJAALE NEWS
Halkan Ka Akhri;Warbixinta Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Ka Soo Saareen Muranka Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Ah!
October 20, 2019 - Written by Editor:

Golaha Wakiilada Jsl Oo Soo Bandhigay Qodobada Khilaafsan Xeerka Siyaasada Guud Ee Waxbarashada Ee Ku Jira Xeernidaamiyaha Iyo Talada Ay Usoo Jeediyay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada!

HARGAYSA(W,N) Gudida Joogtada Iyo Anshaxa Ee Golaha Wakiilada Somaliland  ayaa mudanayaasha golaha warbixin ka siiyay halka uu salka ku hayo khilaafka udhexeeya Dugsiyada Gaarka ah iyo Wasaarada Waxbarashada kaasi oo uu  keenay xeernidaamiyaha ay wasaaradu soo saaray,

Gudoomiyaha gudida joogtada ah Ee golaha oo Warbixintan ka Hor jeediyay golaha ayaa soo bandhigay khaladaada sharci ee ku jira xeernidaamiyaha ay soo saartay wasaaradu iyo Sida uu uga hor imanayo xeerka guud ee siyaasada Waxbarashada jsl Xeerno;77

Sidoo kale Gudida joogta ah Ee golaha wakiilada ayaa gudoomiyaha usoo jeediyay in uu gudi usaaro xal uhelida khilaafka dugsiyada iyo wasaarada!

Dhanka kale gudida joogtada ah ee golaha ayaa soo bandhigay qodobada ku jira xeernidaamiyaha ee ka hor imanaya xeerka guud ee siyaasada waxbarashada jsl.

Dhanka kale Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada ayaa talo usoo jeediyay wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare isagoo xusay in 70% waxbarashada dalka ay gacanta ku hayaan dugsiyada gaarka loo leeyahay!

HALKAN KAGA BOQO WARBIXINTA GUDIDA JOOGTADA AH EE GOLAHA WAKIILADA;

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews