DAAWO;-Taliyayaal Madaxwayne Biixi Xilal Cusub U Magacaabay Ka Dareen Celiyay Magacaabistooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyayaal Madaxwayne Biixi Xilal Cusub U Magacaabay Ka Dareen Celiyay Magacaabistooda!
October 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Taliye kuxigeenkii hore ee ciidanka asluubta oo madaxwaynuhu ubadalay taliye kuxigeenka ciidanka bada iyo taliye kuxigeenkii hore ee ciidanka booliska oo isna madaxwaynuhu u badalay taliye kuxigeenka ciidanka asluubta aya ka dareen celiyay xilalkaa cusub ee loo badalay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS