WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Awaamiir Culus Dhul Dhigay Shaqaalaha Ajaanibka ah,

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa awaamiir culus dhul dhigay dadka ajaanibka eek u sugan caasimada iyaga oo amray in ay si deg deg ah iskaga diwaan galiyaan wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada

Sidoo kale maayarka casimada ayaa  Ka qashinta daadsan wadooyinka oo uu sheegay in tahay waajib wada saran shacabka iyo masuuliyiinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/E3SsYTMYiSI

Exit mobile version