Lix Boqol oo Qoys oo Sheegay In Dhulkoodii Ay Ka Qaadeen Qoyska Madaxweyne Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Lix Boqol oo Qoys oo Sheegay In Dhulkoodii Ay Ka Qaadeen Qoyska Madaxweyne Biixi
October 21, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Qoysas danyar ah oo oo degan galbeedka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen qoyska Madaxweynaha Somaliland.

Qoysaskan oo ay tiradoodu dhan tahay 600 oo qoys ayaa waxaa ay sheegeen in dhulkoodii ay xoog kaga qaadanayaan Qoyska Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS