DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay 11Sano Guuradii Weeraradii Argagixisada Ee Hargeysa Ka Dhacay 28.10.2008. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay 11Sano Guuradii Weeraradii Argagixisada Ee Hargeysa Ka Dhacay 28.10.2008.
October 28, 2019 - Written by Editor:

Marks the 11th Anniversary of Hargeisa Terror Attacks that killed Nearly 30 People In 28th-Oct-2008.

CBA_TV special report looks back on how triple attacks happened & lessons learned.

Warbixin soo koobaysa 11sano Guurada Weeradadii Argagixisada ee Hargeysa ka dhacay 28.10.2008.

Weeraradaas oo lala beegsaday Madaxtooyada Somaliland, Safaarada Itoobiya, iyo Xaruntii Haayadaha Qaramada Midoobay,ee UNDP-da.

Weeraradaas waxaa ku dhintay 29 qof oo Somalilanders ah.

Warbixinta waxaa Afka-Ingiriisada ku diyaarayay Yuunis Deeqow oo ka tirsan TVga CBATV.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

COMMENTS
LINKS