WAJAALE NEWS

DAAWO;-Milicsiga Madaxwayne Daahir Riyaale Iyo Khudbadihiisi Rajada Shacabka Ee Marsada Berbera.

“Dekeda Berbera Sidaad Og Tihiinba Waa Hooyada Somaliland, La,Aanteedna Waxba May Suurto Galeen”,Ex Madaxwayne Daahir Riyaale.

Hargaysa(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland Dahir Riyaale Kaahin iyo xusuusta khubadihiisii ididiila shacabka somaliland ee mustaqbalka dekeda berbera.

Sidoo kale Madaxwayne Daahir Riyaale ayaa wakhtigaa isagoo magaalada berbera khudbad ka jeedinaya sheegay in la dhisi doono madaarka berbera, lagana samayn doono warshad sifaysa petrolka ayna ka Shaqayn doonaan in ka badan 10000kun oo shaqaale ahi,

HALKAN KA DAAWO MILICSIGA MUUQAALKA EX MADAXWAYNE RIYAALE;

 

 

Exit mobile version