DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden.
October 29, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa lalayeeshay Safiirka somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb Sakariye Xasan Wacays oo kamid safiirada somaliland ufadhiya Wadamada caalamka shakhsiyaadka ugu firfircoon islamarkaana ku guulaystay in uu dalka sweden ka furo xafiiska somaliland oo si rasmiya dawlad u aqoonsan tahay, dalka keenay maalgashadayaal kamid ah ganacsada dalka Sweden iyo talaabooyin kale.

Ambasdor sakariye xasan wacays ayaa sidoo kale ka warbixiyay siyaasada arimaha dibada ee somaliland dagaalada joogtada ee ay ku hayso maamulka muqdisho isagoo xusay sida ay guulaha siyaasadeed uga gadheen waxkasta oo cadow ku ah somaliland.

Dhanka kale ambasador sakariye ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha uqabsoomay iyo qorshayaasha horyaala in ay hirgaliyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS