Maxaabiis Tiro badan Oo Ka Baxsatay Saldhiga Booliska Ibraahim Kood-buur | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaabiis Tiro badan Oo Ka Baxsatay Saldhiga Booliska Ibraahim Kood-buur
November 2, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa(W.N): Maxaabiis tiradooda lagu qiyaasay ku dhawaad labaatan ruux ayaa maanta abaaro duhurkii ka baxsaday saldhiga ibraahin kood buur ee ku yaala xaafada xero awr ee magaalada hargeysa.

Wali wax rasmi ah kama ay soo saarin taliska booliska iyo masuuliyiinta saldhiga haayeeeshee goob joogayaal ayaa sheegaya in maxaabiistu ahayd ku dhawaad 20
Mar dhaw kala soco wajaale news warkii oo faahfaahsan iyo waxa ay ka yidhaahdaan taliska booliska Somaliland.

COMMENTS
LINKS