DAAWO;-Maxamed Dhimbiil Oo Ka Waramay Xadhigii Xukuumadu Kula Kacday Iyo Wixii Uu Kala Kulmay Xarunta C,I,D. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxamed Dhimbiil Oo Ka Waramay Xadhigii Xukuumadu Kula Kacday Iyo Wixii Uu Kala Kulmay Xarunta C,I,D.
November 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maxamed cabdi jaamaca dhimbiil oo kamid dhalinyrada reer somaliland ee sida wayn wax uga qora xaalada dalka oo dhawaan xukuumada madaxwayne biixi xabsiga utaxaabtay ayaa ka hadlay qaabkii loo xidhay iyo siidaytiisii

Sidoo kale maxamed dhimbiil  faah faahin ka bixiyay eedaha loo haystay iyo sobobta markii danbe loo siidaayay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS