DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Maalintii Sedexaad Ku Guda Jira Samaynta Wadooyinka Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Maalintii Sedexaad Ku Guda Jira Samaynta Wadooyinka Magaalada.
November 6, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Maamulka Degmad tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa maalintii sedexaad wada samaynta  lix wado oo gudaha magaalada ah halka qaarkamid ah ay ku samaynayaan dayactir kuwaasi oo roobabkii guga ay soo gaadhsiiyeen khasaare.

Waxaana hawlaha ay ka socda magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ka hadlay gudoomiyaha degmada, gudoomiye kuxigeenka iyo xoghayaha degmada oo isagu faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay fulinayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS