DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Qaarkamid ah Dugsiyada Dawlada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Qaarkamid ah Dugsiyada Dawlada.
November 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xubno kamid ah dawlada hoose iyo masuuliyiinta wasaarada waxbarashada somaliland ayaa si wada jir ah usoo kormeeray qaarkamid ah dugsiyada dawladu maamusho.

Wasaarada waxbarashada ayaa dawlada hoose ee caasimada ku amaanay doorka ay ka qaataan dayactira dugsiyada iyo adeegyada kale.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS