WAJAALE NEWS

DAAWO;-Safiirka Cusub Ee Madaxwayne Biixi Umagacaabay Dalka Norway Oo Ka Dareen Celiyay Magacaabistiisa!

HARGAYSA(W,N)-Safiira cusub ee madaxwaynaha somaliland maalintii shalay umagacaabay dalka norway Maxamed maxamuud Aadan  (lilan)  oo wakhtigii xukuumadii daahir riyaale kaahin ka ahaa wakiil somaliland ufadhiya dalkan hada loo magacaabay

Safiirka cusub ee norwayn ambasador lilan ayaa ka dareen celiyay xilka madaxwaynuhu umagacaabay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version