Caaqil Rashiid Jaanbiir Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedo Xisbiga kulmiye Ujeediyay Shirkii Gacan Libaax Iyo Dr Gaboose, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Caaqil Rashiid Jaanbiir Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedo Xisbiga kulmiye Ujeediyay Shirkii Gacan Libaax Iyo Dr Gaboose,
November 7, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Caaqil Rashiid Jaanbiir oo ahaa gudoomiyihii shirka beelaha garxajis ayaa jawaab kulul a bixiyay hadal maalintii shalay  ahayd kasoo yeedhay gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye maxamuud jaamac warfaa

Sidoo kale caaqil rashiid jaanbiir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay eedo uu isla gudomiyaha golaha dhexe ee kulmiye kula kacay dr gaboose .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS