DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Iyo Wasaarada Caafimaadka Oo MCH Ka Dhagax Dhigay Degmada Laasgeel, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Iyo Wasaarada Caafimaadka Oo MCH Ka Dhagax Dhigay Degmada Laasgeel,
November 7, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanku iyo masuuliyiin ka socda wasaarada cafimaadka ayaa si wada jir ah degmada laas geel uga wada dhax dhigay xarun caafimaad oo ay iska kaashanayaan wasaarada iyo dawlada hoose.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS