WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Cali Baashe Oo Wax Qabad La,Aan Ku Dhaliilay Xukuumada Madaxwayne Biixi.

CEERIGAABO(W,N)- Siyaasi cali baashe oo kamid ah siyaasiyiin reer somaliland ee gobolada bari ayaa xukuumada somaliland ku dhaliilay in aanay wax waxqabadka ah ka fulinin deegaanada gobolka sanaag iyo sool

Sidoo kale siyaasi cali baashe ayaa sheegay in dad ku dhaqan deeganadi cidii wax uqabata uun wax la qabsanayaan islamarkaana aanay jiray cid ay uxidhnaanayaan,

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version