DAAWO;-Warbixin Jawigii Golaha Wakiilada Ee Ansixinta Lixda Xubnood Komishanka+Diidmada Xisbiyada Mucaaridka Iyo Dareenadii Ku Xeernaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Jawigii Golaha Wakiilada Ee Ansixinta Lixda Xubnood Komishanka+Diidmada Xisbiyada Mucaaridka Iyo Dareenadii Ku Xeernaa!
November 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Golaha wakiilada Somaliland  ayaa saaka la horkeenay lix kamid ah xubnaha cusub ee gudida doorashooyinka kuwasi oo gab ahaanba uu goluhu meelmariyay.

Sidoo kale fadhiga golaha ayaa waxaa saaka laga soo buuxiyay ciidamo tiro badan kuwaasi oo latubay jidadka ka ag dhow xarunta golaha wakilada

Dhanka kale xisbiyada mucaaridka ayaa si adag uga horyimid talaabada ay golaha wakiiladu ku meelmariyeen xubnihii ay xisbiyadu diidanaayeen

Waxaa sidoo kale go,aanka golaha wakiilada ka dareen celiyay qaarkamid ah xildhibaanada golaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

https://youtu.be/qmAmKRYxOWA

COMMENTS
LINKS