DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Oo Soo Xidhay Shirka Dib U Eegista Qorshaha Waxbarashada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Oo Soo Xidhay Shirka Dib U Eegista Qorshaha Waxbarashada Jsl.
November 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa soo xidhay shirka dib u eegista qorshaha waxbarashada oo ka qabsoomay huteelka ambasador ee magaalada hargaysa .

Kulan oo dib u eegis loogu samaynayay qorshaha waxbarashada ayaa waxaa ka qaybgalay haayadaha caalamiga ee wasaarada waxbarshada ay wada shaqaynta leeyihiin iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada kaasi oo lagu lafo gurayay ahmiyada ay leedahaya habaynta iyo hanaanka waxbarasho ee jamhuuriyada somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS