Suldaan Wabar Oo Markale Ka Hadlay Sobobta Ku Ka Liftay In Uu Qori Qaato Iyo Eedaha Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Wabar Oo Markale Ka Hadlay Sobobta Ku Ka Liftay In Uu Qori Qaato Iyo Eedaha Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi!
November 12, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Suldaan Abuubakar cilmi wabar oo hormuud ka ah jabhad ka falaagowday somalland duulaana ku haysa gobolka awdal ayaa markale ka hadlay waxyaabaha ku ka lifay in uuu qoriga qaato isagoo madaxdhaqameed ah

Sidoo kale suldaan wabar ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay in dalkii ku koobay cid gaara Xilalka qaranka taasi oo keentay cadaaladarada ay ka talaabeen.

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS