DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Go,aankii Shalay Ee Golaha Wakiilada Iyo10 Arimood Oo Uu Ku Eedeeyay Madaxwayne Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Go,aankii Shalay Ee Golaha Wakiilada Iyo10 Arimood Oo Uu Ku Eedeeyay Madaxwayne Biixi
November 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)- Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan maxamed cabdlaahi cirro ayaa ka hadlay go,aankii golaha wakiiladu ku ansixiyeen xubno komishanka ah oo xisbiyadu diidanaayeen

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi soona bandhigay 10 qodob ooo rukun u h fashilka uu ku eedeeyay xukuumada.

Sidoo kale gudoomye cirro ayaa ku celiyay mawqifka ay ka taagan yihiin komishanka cusub.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS