Sheekh Saleebaan Oo Eeddo Culus Ujeediyay Madaxweyne Muuse Biixi,Soona Bandhigay Sida Wasiir Cabdilahi Abokor U Musuq-maasuqay Dhaqaalihii Wadada Corridorka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Saleebaan Oo Eeddo Culus Ujeediyay Madaxweyne Muuse Biixi,Soona Bandhigay Sida Wasiir Cabdilahi Abokor U Musuq-maasuqay Dhaqaalihii Wadada Corridorka!
November 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)- Agaasimihii hore ee wasaarada diinta iyo awqaafta, horena usoo noqday maareeyihii maaha kaydka shidaalka ee magaalada berbera Sheekh Saleebaan  ayaa xukuumada madaxwayne biixi dhaliilihii ugu cusnaa isagoo sheegay in ay ku fashilantay wixii loo doortay

Sidoo kale sheikh saleebaan ayaa soo bandhigay sida loo musuq maasuqay dhaqaalihii wadadda berbera coridorka taasi oo uu ku tagri falay wasiirka wasaarada jidadka iyo gaadiidku cabdilaahi abokor,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS